Adeecista Waalidka, naxariista hooyada iyo Denbiga ku sugan caaqul waalidka.
وَقَضَىٰ رَبُّكَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۚ إِمَّا يَبْلُغَنَّ عِندَكَ الْكِبَرَ أَحَدُهُمَا أَوْ كِلَاهُمَا فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًا كَرِيمًا ﴿٢٣﴾ وَاخْفِضْ لَهُمَا جَنَاحَ الذُّلِّ مِنَ الرَّحْمَةِ وَقُل رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرً
(And your Lord has decreed that you not worship except Him, and to parents, good treatment. Whether one or both of them reach old age [while] with you, say not to them [so much as], "uff," and do not repel them but speak to them a noble word. And lower to them the wing of humility out of mercy and say, "My Lord, have mercy upon them as they brought me up [when I was] small.)

Bismillaahi raxmaani raxiim, Illaahay bay mahadi usugnaatay, Allaha Ina ka Abuuray Ciid, iyo biyo, Allaha leh furayaasha samooyinka iyo dhulka, shey kasta oo aduunka maraynaa oo dul saaranina u tasbiixsado, jaangooyayna waxay mudan oo dhan, qofka uu hadeeyaa hadaysan, kii uu lumiyaana cidina ma hadayn karto, Mar ka labaad Nebigeena Suuban Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaate, ka ina soo gaadhsiiyey Diinteena Suuban ina kasaaray Dulmi iyo madow ina kuna hagay iftiin iyo wadada Liibaanta. Waxaan Qalinka la dul istaagi doonaa sirta ku duugan Adeecista waalidka, iyo karaamada Diinteenu siisay, naxariista hooyada iyo ciqaabta iyo denbiga ka danbeeya Caasinimada, Iyadoo aanan halkan ku koobi karin kagana hadli karin oo uu yahay arin aad u baaxad wayn daraasad badan iyo wakhti badan u baahan waxaan dul istaagi doonaa Qiso yar oo dhacday cahdigii nebigeena suuban (SCW) iyo hal aayat oo kitaabkeena suuban ku jirta. Qisada ( waxaa jirey will yar oo noolaa wakhtigi Nebigeena Suuban ayaa xanuustay, markaas ayuu xanuunkii ku adkaaday markaasaa la yiri Ashahaado, (Ashahadu an laa'illaaha Illalaahu wa ana muxamadan rasuulu laah), wuu kari waayey carabkii ayaa kari waayey, arinkii ayaa nebiga calayhi salaatu wasalaam loo sheegay wiilkii markaasu Nebigu yiri Nebigu '' wiilka yari waalid ma leeyahay, markaasay saxaabadu ku yiraahdeen Nebi Allow waa agoon lkn hooyadii baa Nool, wuxuu ku yiri Igu yeedha oo Ikena Hooyadii, Mrkaasaa Loo keenay wuxuu nebigu waydiiyey, wiilku muxuu Qaban jirey waxay tiri Salaad badan buu tukan jirey, Sadaqo badan oo aanan misankeeda garanayna wuu la bixi jirey. Nebigu wuxuu ku yiri adiga dhankaaga kawarn sidu kugu ahaa Markaasay tiri Nebi Allow waan u cadhaysanahay, Calool xumona waan uhayaa, Maxaa dhacay Buu nebigu waydiiyey, waxay tiri xaaskiisa ayuu iga raacay oo amarka ka qaadan jirey, anigana wuu i dayacay. Markaasa nebigu CS yiri, Bilaaloow bax oo xaabo iikeen wiilka waan gubayaa, nolosha ayaan ku gubayaaye, Markaasay Hooyadii tiri Nebi allow ma midhihii qalbigayga ayaad hortayda ku gubaysaa, saan noqonayaa markaad gubaysid (way ka naxday oo ka damqatay iyadoo u cadhaysan, naxariista Illaahay ku beeray awgeed), markaasa nebigu ku yiri waayahaye cafi, hadaad ka naxayso waayo adiga cadhadaada ayaa u diidan Ashahaada inuu karo!!1 subxaanalahaa!1 cajiib.
markaasay tiri waxaan ka hor qirayaa illaahay iyo nebigiisa inaan cafiyey wiilkayga oo aanan u hayn waxba. Markaasa nebigu yiri Bilaalow bax oo soo eeg wiilka inuu karay ashahaada, laga yaabee inay hooyadii afka ka cafiday ee aanay uurka kasiidayne oo ay aniga iga xishootay. Bilaal baa tegey mise wiilkii waxaa laga maqlayaa meel fog oo wuu karayaa Ashahaadii wayna u fududaatay! Subxaanalaah.
Wiilkii isla maalintii buu dhintay, Nebiguna SCW wuu ku tukaday , markaasu intuu qabriga dul istaagay yiri (Hooy ansaar iyo muhaarijiineey ninkii hooyadiis ka raaca xaaskiisa oo daryeeli waaya illaahay jahano haku fogeeyo) subxaanalaah!!
. waxaa Illaahay geliyey hooyada naxariis, waxay ku dhibtooda oo ay 9 bilood urka ku sidaa Ilmaha, waxay soo jeeda adigoo hurda, waxay qatan tahay adigoo dhergey, hadaad xanuusatd way kula xanuusan, hadaad faraxtid way kula farxi, waxay kugu daba jirtaa intaad kaalinta buuxinaysid, haday kuu xanaaqdo oo dhibi ku gaadho ma eegayso xanaaqdee way illawi, hadaad maqan tahay way kaa wer werin, Hadaba ka Tahriibay ee magafe haysto, iyo saxaaraha maraya, iyo kan war kiisa aan lahayn hooyadii dhibteeda ma ogyahay?
Illaahay subxaana watacalaa wuxuu ina faray in la adeeco waalidka oo loo dhego nuglaado, markasta, marka da'a noqdaana kaba daran. Suuratul Israa Illaahay wuxuu ku leeyahay ( وَقَضَىٰ رَبُّكَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۚ إِمَّا يَبْلُغَنَّ عِندَكَ الْكِبَرَ أَحَدُهُمَا أَوْ كِلَاهُمَا فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًا كَرِيمًا ﴿٢٣﴾ وَاخْفِضْ لَهُمَا جَنَاحَ الذُّلِّ مِنَ الرَّحْمَةِ وَقُل رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرً)
(Wuxuu Faray Eebahaa inaydaan Caabudin isaga mooyee iyo inaad u samo fashaan Labadii Waalid Samo falid, hadduu ku gaadho Agtaada wayni midkood ama Labaduba ha ku Dhihin uf, hana Canaanan una dheh hadal Fiican. Una Raarici (Jilci) Garab Naxariiseed (u Naxariiso) dhehna Eebow ugu Naxariiso siday ii Koriyeen anoo Yar)

waxaa Nebigeena Suuban inoo sheegay inay janadu ku jirto lugaha hoyooyinka, iyadoo loo jeedo Adeecista waalidak.
dhinaca kale caaqnimada iyo waalida caasinimdu waxay leedahay cawaqib xumo aad u xun if iyo aakhiroba, waa marka hore caaqa waxaa ku dhacda cadhada Illaahay (Illaahow ha noo cadhoon), waxaa lagu salidayaa Ubadkiisa isagana, ifkaana lagaga goyn, Aakhirona Illaahay hayna ka hayee naar baa leh. Subaahanlaah.

Hadaba Walaaalayaal, Aan qaadano awaamirta Illaahay , raacnona sunada rasuulkeenii suubanaa Muxamed SCW. oo aynu Adeecno waalidka oo u ja jabnaano, oo u dhego nuglaano waxaa ku jira wanaageen aduun iyo ka aakhiroba!