Saamaynta shakhsiyeed ee aad bulshada ku dhex leedahay waxay ku xidhantahay inta wanaaga aad samaysaa uu le'egyahay. waxaad noqotoo mid wanaag jecel isla markaan sameeya, beer wanaaga oo abqaal xataa meel aanku haboonayn lagama yaabo wanaagu inuu lumo, wuxuuse kusoo laaban mawqiciisa iyo meeshii ku haboonayd.
Waanaga aad Samaysaa oo bataa wuxuu keensadaa korodhka karaamada, meeqaamka iyo sharafta aad ku leedahay , waxaana shaki ku jirin inaad labada daaroodba guulaysan doontid.
Wanaaga Beer, Booskiisaba yuu ahaane halkaad ku beeraysaa, Wanaagu Ma lumee
GUUL LABADA DAAROODBA

No comments:
Post a Comment